1
00:00:06,900 --> 00:00:10,900
MUDANE RAYSALWAARE 30FOR30 WUXUU KEENAY DHULKII 
DANTA GUUD EE XAMAR

2
00:00:11,000 --> 00:00:14,600
MUDANE R/W Dhulka Danta Guud ee Lahabaynkaro 
Waa Taalada AXMED GURED ee Number AFAR, Warshada 
Baastada, Iyo Safarada America ee MADINA

3
00:00:14,700 --> 00:00:23,500
MUDANE RAYSALWASAARE 30f0r30 Wuxuu balanqaaday 
in Hotel 5 Star ah kaaga dhiso Dhulka Aargada 
TAALADA AXMED GUREy.

4
00:00:23,600 --> 00:00:28,400
30for30 Habartiis Ha U sheego, Kulahaa Aargada 
Axmed Gurey, AAWAY DHULKII LIIDO EE CIIDANKA 
BADA.

5
00:00:28,900 --> 00:00:37,500
Mudane R/w.... Farmajo

6
00:00:37,600 --> 00:00:43,000
Farmaajo ayaa Go'aan XIlka ka Dhimis ku gu 
Samaynaya Hadii Dhulkii Marinaayo aa Qaadatid 
Cumar Filis iyo Cali Yare Cali ayaa Cabasho 
kaa geeyey

7
00:00:58,400 --> 00:01:17,300
Kuli Xafiiska Kabaxa aan Ka Ahayn. 30FOR30, 
MR. TIKTOK IYO ALCADAALA

8
00:01:19,500 --> 00:01:25,300
30FOR30 WAA OGTAHAY IN XAASKA AY RABTO GURI 
KU YAALA XEEBTA LIIDO

9
00:01:25,400 --> 00:01:30,200
MUUSE BIIXI BUURIHII OO DHAN AYUU QAATAY, 
AXMED DHUXUL HAL GEED KUMA REEBIN KISMAYO, 
HSM ISKA ILOOW

10
00:01:30,300 --> 00:01:35,100
BAAHANE WAXAAS OO QAYLA AH DHULKA CIIDANKA 
BADA MIYAA?????

11
00:01:35,200 --> 00:01:40,000
Alcadaala Hada SNTV ka sheeg in aan Xaq u 
leeyah Dhulka LIIDO

12
00:01:40,100 --> 00:01:44,900
Waryaa MR. TIKTOK Ciidanka Bada soo rar keen 
Warshada baastada

13
00:01:45,000 --> 00:01:47,000
Farmaajo wuxuu rabaa inqilaab in uu igi sameeyo 
oo Xataa Baloodh iima ogala

14
00:01:48,100 --> 00:01:55,300
R/W fadlan is deji, Imaaraadka ayaa Lacag 
$10 million Bangiga Kaga Xayirntahay...30for30 
Hada miyaad ii shaygaysaa $$$ imaraadka..... 
R/W Beri ayeey keenayaan timir iyo baasto, 
waxaa laga yaabaa in ay $$ ku soo dhex ridaan 
kartoonada,

15
00:01:55,400 --> 00:02:00,200
4 sano sidee $10 million u taalaa Bangiga

16
00:02:00,300 --> 00:02:05,100
$10 Million Ayaa Bangiga iska Dhex Fadhida.... 
Caawa waa Laga Soo Saaraa

17
00:02:05,200 --> 00:02:10,000
Sidee Ku Dhacday Lacagtaa 4 Sanadood ay Bangiga 
Dhexe Ku Jirto

18
00:02:10,100 --> 00:02:14,900


